
Wasiir Cismaan Afgaab ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in bisha Lixaad 30’keeda uu xisbiga Waddani qabsan doono shirkii golaha dhexe
Wasiir Cismaan Afgaab waxa uu ogaysiiyay xubnaha golaha dhexe in ay wixii faah faahin ah ama macluumaad ah ay kala xidhiidhaan xarunta golaha dhexe ee xisbiga Waddani, waxa kale oo wixii xubin ah ee qurba joog ahna ay iman doonaan kana soo q ayb gali doonaan shirka golaha dhexe ee xidbiga





