Shuruudaha laga rabo Shirkadaha Diyaaradaha  u tartamaya Adeegga Xujeyda Somalida oo la soo bandhigay

Guddiga tartanka Adeegga Xajka sanadkan 1444/2023 ayaa maanta soo saaray shuruuradaha laga rabo shirkadaha diyaaradaha ee daneynaya u tartamida u adeegga Xujeyda Soomaalida.