Waa madaxweyne Deni, oo garaacaya al-baabada guryaha Badhan si uu u waydiisto in ay codka siiyaan ururkiisa Kaah doorashada Golaha Deegaanka ee berri la qorsheeyay in ay ka dhacdo deegaamada Puntland.
Puntland ayaa noqonaysa maamul gobolleedkii ugu horreeyay ee Soomaaliya ee ay ka dhacdo Doorasho hal qof iyo hal cod ah.