Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ka qayb gali doona shir lagaga arrinsanayo ammaanka Soomaaliya iyo qorshaha ay dalka kaga baxayaan Ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya u joogay .