Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo dhawaan ay ciidamada boolisku ka qabteen madaarka Hargeysa kadib markii uu ka soo kicitimay dalka Norway oo uu mudo ku noolaa, ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii
Siyaasi Cismaan Cumar Dool ayaa ka mid ah madaxda xisbigaasi ee qurbaha