Kulan ayaa maanta dhex maray siyaasi Farxaan Adan Haybe iyo gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi ali Xaaji Xasan kulankaasi oo ka dhacaybguriga suldaan Maxamed Bare Warsame ilaa hada lama oga waxii rasmiga ahaa ee lagaga wada hadlay.

Wixii war ah ee ka soo kordha la soco dhawaan