Siyaasiyiinta Hawiye oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu halis ku wado Soomaaliya

Hargeysa(Qaran news)-Madaxda siyaasadda beesha Hawiye, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sgeekh Maxamuud in hoggaamintiisu ay haadaan ka ridayso Soomaaliya.Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ay wada jir u soo saareen Sheekh Shariif Sh. Axmed, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waxaanu u qornaa sidan:-