SOMALILAND MUCAARI IYO MUXAAFID NABADBAY KU BAAQAYSAAYE GARAADDOOW NABADDA QAATA.

Madaxweynuhu wuxuu ku baaqay gogol nabadeed, cuqaal, salaaddiin iyo aqoonyahan iyo waayeel farabadanina nabad ayay in badan ku baaqayeen waana waajib diiniya iyo mid binuaadmino in nabadda lagu guntadaa.

Waxa isasoo taraya ciidammo ka yimid meelkasta oo ay daarood joogaan inaad ku soo ururiseen duleedka qorilugud, shangeed iyo ceerigaabo iyagoo doonaya inay dagaalka ku fidiyaan beelaha reer miyiga ah oo ay halkaas DOOXATO ka dhacdo.

GARAADDOOW talo maantay dhawday ee nabadda qaata. Nabadda adigaa ku noole iyadu kuguma noola.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.