Somaliland ayaa maanta si rasmiya u xidhay Xafiisyadii ay ku lahayd waddamada Uganda & Shiinaha iyadoo shaqadaba ka fasaxday saddex mas’uul.
Saddexda mas’uul ee shaqooda laga maarmay ayaa kala ah.
1 .Cawil Ibraahim Cali Wakiilkii hore ee Shiinaha u fadhiyay Somaliland.
2. Xamse Ibraahim Cabdilaahi Wakiilkii Somaliland ee Uganda.
3 Mustafe Cawil Jaamac ku-xigeenkii Wakiilka Somaliland ee Uganda.
NB: Wakiilka Shiinaha ayaa goordhawayd shaaciyay inuu iscasilay