Tareenkii Siyaasada Ee Madaxweyne Cirro Oo Si Xawli Ku Socda
Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaji Cali Xasan Iyo Hogaanka Sare ee Xisbiga, Garabada Dhallinyarada & Haweenka oo ay Ugu horayso Marwada Musharraxa madaxweynaha Xisbigi WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble, Ayaa Ka Qayb-galay Munaasibad Heersare ah oo Lagu Soo Dhaweeynaayey Siyaasiyiin, Haldoor, Waxgarad Iyo Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga Kuwaas oo kasoo jeeda beesh YAASUf ISAXAAQ (SACAD MUUSE.)