Khaalid Mire Nuux , Agaasimaha Hay’adda shaqaalaha Somaliland :-
” Waxaanu qabanay shahaadooyin been abuur ah.
Xogtani waxay daaha ka faydaysaa in ay jiraan dad aan Shahaado Caafimaad haysni in ay Xarumaha Caafimaadka ka hawlgalaan. 200 qof ee la qabtay waa in lagula Xisaabtamaa Wasaaradda Caafimaadka oo leh Masuuliyadda Hawlgelinta shaqaalaha Caafimaadka, waa in lays weydiiyaa cidda Hawlgelinta siisay dadkaa ? waa in la sameeyaa baadhis dhaba oo masuuliyad darradaa cid leh lagu ciqaabaa, Nolosha Bulshadu ma aha wax sahlan.
