Soomaaliya oo si toos uga mid noqotay Dawladaha ku bahoobay Ururka “EAC”,Maxayse ka Faa’iidayaan Bulshada Soomaalidu? by Qaran News | Jun 2, 2023 Soomaalida oo gaalaa-bixi doonta Burundi, Kenya, Rwanda, Uganda iyo Tanzania. Tani ayaatimi ka dib markii caawa la aqbalay codsiga Somalia ee ku biirista ururka Bulshada Bariga Afrika. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 104