Waxa Alle ha u naxriistee goordhawayd geeriyooday Suldaan Bare Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa salaadiinta Somaliland kana soo jeeday gobolka Hawd iyo sidoo kalegobolka Maroodi-jeex.
Saaka ayaa musharaxa xisbiga Waddani iyo gudoomiyaha Waddani ayaa booqasho marxuumka ugu tagay ka hor intii aanu geeriyoonin.
Alle ha u naxariisto marxuumka dhamaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana Alle Janadii fardawsa ha ka waraabiyo
Amiin