Suldaanka guud ee beesha Suber Awal

Suldaan Xassan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa caawa kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

Suldaanka oo ujeedada kulankiisu ay aheyd booqasho , salaan iyo duco ayaa waxaa uu madaxweynaha cusub alleh uga baryey inuu xilka ku asturo una dhib yareeyo .