Suldaanka guud iyo gudida beelaha Garxajis ayaa maanta qada sharafeed soo dhawayn ah u sameeyay Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray.
Xafladdani oo si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay waxa ka soo qayb galay salaadiin, cuqaal, xildhibaano,ganacsato, siyaasiyiin dhalinyaro iyo dad aad u tiro badan xafladani oo ka dhacday Hotel Kaah ee magaalda Hargeysa waa tii labaad ee nooceedani oo kale ah ee lagu maamuuso suldaan Xiiray.
Xafladda oo hada uun bilaabmatay la soco iyada oo fhamaystiran dhawaan
Suldàanka guud oo salaamaaya dadweynahii xafladda ka soo qayb galay