Suuqa Waaheen maaha meel Arinteeda la qarin karo ee ha ku hungoobina reer Somaliland musuqmaasaq way ka daaleen…..Xildhibaan Siciid Cudhay by Qaran News | May 5, 2023 Xildhibaan Siciid Cudhay oo Booqday Suuqa Waaheen Ayaa Sidan yidhi “Suuqa Waaheen maaha meel arinteeda la qarin karo ee ha ku hungoobina reer Somaliland musuqmaasaq way ka daaleen”. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 256