“Taariikhda Soomaalida wali may dhicin dhalinyaro dumar ah oo sooca in la xidh xidho,
oo weliba inta guryahoodii iyo waalidkood laga fogeeyo gobolkale la geeyo oo halkaa ay ku xidhnaadaan muddo dheer iyada oo Wax dambi ah aan loo haysan”
Musharax Cabdiraxmaan Cirro