INAALILAAHU WA’INA ILEYHII RAAJICUUN TACSI TIIRAANYO LEH.

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ambassador Cabdillaahi Maxamad Daahir (Cukuse) oo ay hooyadii Nimco AXMAD BADOW ku geeriyootay magaalada hargaysa inuu ilaahay qabriga u nuuro oo uu samair iyo iimaan saadig ah ka siiyo qoyskii ehelkii iyo dhamaan tolkii ay baxday

MAHADSANID.
CABDI BACAW
GUUL ALLE
LONDON.