
Dhamaan hawl wadeenada iyo maamulka shabkadda Qaran news waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Ciise Cawad Cige oo maalintii shalay ahayd ku geeriyooday magaaladda Liverpool ee cariga Ingriiska.
Waxa aanu tacsi gaar ah u diraynaa xaaskii, caruurtii iyo aqoonyahan/Qoraa Cabdilaahi Cawid Cige
Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu marxuumka uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo
Aamiiiin






