Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shabakadda qarannews.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii ubadkii,iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum muj/ qoraa Boobe Yusuf Ducaale.

Marxuumka oo maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu dhamànteen samir iyo iimaan inaga siiyo isagana naxariistii jano ka waraabiyi.

Aamiin

Qarannews.com