Waxa dhamaan gobolada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ka socda u diyaar garawga xuska 18-ka May taasi oo dadweynaha reer Somaliland ay sanadkani u dabaal degayaan iyada oo uu dalku helay aqoonsi waxana sanadkani uu noqon doonaa mid aad uga duwan sanadadii hore.

Somaliland guul