U malayn maayo in erayadan kooban ay ku qanci karaan International Partners-ka xog ogaalka u ah halka ay marayso xaaladda Somaliland mawqifka ay ka taagan yihiin doorashooyinkana uu cad yahay oo dabcan qoraalkani aanu jawaab u noqon karin arimihii ay hore uga wada hadleen iyaga iyo madaxaynuhu. Komishanka doorashooyinku waxay ilaa hadda gacanta ku hayaan sharci keliya, Roadmap keliya iyo doorasho keliya.
No photo description available.