Xukuumadda oo sheegtay in NISA Ugaadhsanayso dadka Somaliland u Dhashay ee ku Sugan Muqdisho

Hargeysa(Qaran news)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ayaa jawaab lagaga bixiyey hadallada deel-qaafka iyo isyeelyeelka ah ee ka soo horjeeda masiirka Somaliland ee Dawalada Soomaaliya ka soo yeedhaya.