Ururka SOLJA oo Cambaareeyay Suxufiiyinta la Xidhay

Hargeysa(Qaran news)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Waxa uu si mugleh u Cambaaraynayaa Xadhiga Guddoomiyaha MM TV iyo labada hawl wadeen ee Televishanka MM Somali Tv.

Qoraalka ay soo saareen ururka Suxufiiyinta Somaliland waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.