๐—ก๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ, ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ, ๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ, ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ, ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ, ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฒ๐—น ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ, ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฒ๐—น ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ฒ, ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜…๐˜‚๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ..

Qadiyadda ๐…๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ง waaa qadiyad caalami ah oo ku saabsan dhul, qaranimo iyo muran siyaasadeed oo taariikhi ah, Waxaana saamayn ku leh awoodo caalamiya, oo ay ka midyihiin
๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ oo ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฒ๐—น la samaystay xiriir diblomaasiyadeed oo ah ๐—ป๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜‡๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
โ€ข Tani waxay ku timid eegitaanka maslaxaada wadamada carabta oo ku salaysan dan qaran, amni, iyo xiriir caalami ah,
โ—ฆ Mabdaโ€™ siyaasadeed ee dal kastana waxa haga (๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜)
โ—ฆ Waxa hagi waayay wadamada islaamka ah ee carbeed ๐˜€๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ma hagayaan ee danteedaa hagaysa.
โ€ข Goโ€™aamada diblomaasiyadeed-na badanaa waa kuwo ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฐ ah (waaqici ah), ma aha kuwo cadifadeed, somaliland-na caadifad way ka kortay.

. Ummadani waxay raadinaysaa aqoonsi caalami ah iyo saaxiibo diblomaasiyadeed, Jiritaankeedana waxa sal iyo sumad u ah Amni iyo xasillooni iyo Fursado dhaqaale iyo iskaashi.
Sidaa darteed ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ฐ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ waxa loo doortay, waxay shacabka somaliland doonayaan oo ah ๐€๐๐Ž๐Ž๐๐’๐ˆ, ee looma dooran qaadista talaabooyin ka farxiya kuwa jiritaanka ummadan ka soo horjeeda.”

Xildhibaan Laabsaalax ayaa sidan ku baahiyey Bogiisa Facebook.