“Waan iskaga baxay siyaasadii somaliland oo waxaan ku noqday ganacsigaygii “…..Cabdirisaaq Ataash Gudoomiyihii ururka Waaberi.

Milateriga Somaliland halagasoo saaro gabi ahaan ba gobolka Sool, dhiigii daatay yaan dhiig dambe laga daba gayn,Waxaan ku talinayaa in Ciidanka Somaliland la geeyo Oog  ”
Cabdirisaaq Ataash

May be an image of 1 person