Wafti ka kankooban wasiiro iyo hogaanka ciidanka qaranka oo uu weheliyo xildhibaan laga soo doorto gobolka sanaag iyo sidoo kale gudoomiye ku xigeenkaa gobolka Sanaag ayaa màanta booqday deegaanka Kulmiye ee bariga Sanaag.

Xaalada gobolka ayaa degan waxana ay xukuumaddu ku guulaystay qaramayntii ciidamadii madaniga ahaa ee ju sugnaa gobolka Sanaag.