Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti uu hogaaminaayo oo maanta u baxaya dalka Imaaraadka ayaa mar kale martiqaad ka helay dawlada Imaaraadka si loo dhamaystiro heshiisyadii ay dhawaan gaadheen labada dawladood.

Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha iyo waftigiisu ay halkaasi kaga qayb gali doonaan shir heer caalami ah oo qaadan doona mudo sadex maalmood ah