Waftigii uu hogaaminaayey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI ee maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Borama ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Baki .
Shacabka degmada Baki ee sida weyn u soo dhaweeyey Waftiga xisbiga WADDANI , waxaa qeyb ka ahaa Maayarka Degmada Baki iyo xildhibaanada golihiisa deeganka .