Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayey ee Socdaalka walaaleye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne ee xarunta gobalka Daadmadheedh .