
Weriye Axmed Siciid Cige ayaa soo ogaadey in ninkii XALAY dafirayey xasuuqii somaliland ka dhacay uu isagu maraykanka kaga dhiiban yahay inuu kasoo qaxay xasuuq dowladdii meleteriga ahayd u geysatey dadkiisa deganaa goboladii woqooyi ee janhuuriyaddii galbatay. Taas oo macneheedu yahay inuu ku dhiiban yahay magaca qabiilka Isaaqa.
Arinkani oo sharciga dalka Marykank iyo ka qaxootigaba baal marsan waxa uu ku mutaysan karaa in sharciga laga qaado lan soo mustaafurifyo mana aha in shaqsi noocani ah oo kale uu xil ka qabto xarunta Qaramada Midoobay






