Safiirka Dalka Taiwan oo balanqaaday inay dawladda Taiwan ay ka qayb-qaadanayso dhaqaalaha Doorashooyinka Madaxtooyada & Xisbiyada Somaliland.

Komishanka Doorashooyinka ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee Somaliland Ambassador Allen Chenhwa Lou.

Sidoo kale waxa kulanka goobjoog ka ahaa Safiirka Somaliland ee dalka Taiwan Maxamed Xaaji.

KDQ waxa ay Safiiradda warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta doorshaooyinka soo socda ee Somaliland.