Somaliland: Wasiirka Isgaadhsinta ayaa sheegay in Shirkadda Facebook Somaliland keentay Xadhig Fiber Optic Internet ka ah dalka.
Balse Shirkadda Facebuug Wasaarada Wasiirkan uu Masuul ka yahay umay soo celin Page-Keedii oo Gabadh Indho yar ahi Maryo ay ku iibiso.