
Kulan ay ku dhameystirnaayeen dhamaan Salaadiinta , Cuqaasha Iyo Guddiyada Beesha ARAB ayaa waxaa maanta lagaga dhawaaqey labada Qodob oo Beesha ARAB isla qaatay
πππππππ§ ππ¨ππ¨π ππ²ππ π€ππ₯π ππ‘ .
π. In Dhamaan Beesha ARAB ay codkeeda madaxweyne nimo ay siiso Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro
π. In Beesha ARAB codkeeda Urur-nimo ay siiso ururka ay beeshu leedahay ee HORSEED .
Go.aamadan ayay saladiinta ARAB sheegen in sababta ay u qateen ay tahay midnimada Beesha dhexdeed .






