Markabka Dekeda Berbera Ka qaaday Xoolo oo Ku xayirnaa Dekedaha Sucuudiga ayaa lagu guulaysta in laga Dejiyo Xoolihii Saarnaa….
Markab lagu Magacaabo Terest 1 oo Xoolo Nool oo dhan 1634 geel ah Ka qaaday Dekeda Berbera ee Somaliland oo mudo 7 cisho ku xanibnaa Dekadaha Sucuudiga Isla markaana la Sheegay in laga doonayay waraaqo dhinaca Soomaaliya laga soo qaadanaya ayaa ugu danbayn lagu guulaystay in lag dejiyo caawa iyadoo Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatadda Xoolaha ay Ka hawlgaleen sida la xaqiijiyay.
Xoolihii Markabka Ka baxay Dekeda Berbera ayaa iyagoo badqaba laga dejiyey