Saacadaha Soo Socda ayay Warbaahinta la hadli Doonaan Madaxda Mucaaradku Waxaana ay ku dhawaaqi doonaan go’aanada 13 Novembar oo maanta la joogo.
Waxa Socda Shirar u dhexeeya Mucaaradka oo ay kaga tashanayaan Goorta iyo go’aanada lagu dhawaaqi doono,In kasta oo xukuumadu dadaal ku bixinayso in heshiis dhaco ka hor inta aan lagu dhawaaqin go’aanada Mucaaradka.
May be an image of 3 people and people standing