
SOOMAALI DHALAD AH.
Dhawaanahan ma arag qof soomaali ah oo aan sidaa ugu xasilo waraysigiisa, Anigoo jeclaysanaya ayuu iga dhammaaday, waxaan daawaday Naf gob ah oo ka warramaysa wax ay aqoon u leedahay.
Runihii iyo kaftanadii ay xanaf tiraysay lexjeclada umadeed ee aan sida kalgacalka leh ula muusooday waxaa ka mid ahaa “ Magaca Ogaden ma jecli waayo waa divisive” isagoo dhulka ka hadlaya
Anigoo ka raali ah ayaan madax u ruxay hadalkaas oo laga yaabo inaan wax kale ka dhex arki lahaa haduu dhihi lahaa qof kale oo aan sidiisa xalaal u ahayn.

Qore Abdi Shakur Afmagxaashe






