Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, ayaa caawa soo saartay Jadwalka waqtiyada Salaadda Ciidul Fidriga laga tukanayo Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland.

Sidan ayaana gobolada looga kala tukan doonaa.

1. Sanaag – 7:45 Subaxnimo
2. Sool – 7:50 Subaxnimo
3. Togdheer – 7:50 Subaxnimo
4. Saaxil – 8:00 Subaxnimo
5. Maroodi Jeex – 8:00 Subaxnimo
6. Awdal – 8:10 Subaxnimo