WASIIR CISMAAN AFGAAB AYAA CEERIGAABO LAGU AFDUUBAY CAQLI MA GASHEE SHEEKO XUMADA JOOJIYA.

Waxaan arkayay been la buunbuuninayo oo la leeyay wasiir Cismaan afgaab ayaa ceerigaabo lagu afduubay waana beentii qarniga tii u weynayd, Cismaan afgaab ceerigaabo wuu u dhashay oo waa nin somalilandar ah, gaar ahaan isaaq oo degaan ku ah ceerigaabo,wuxuu ku jiraa hawlihiisii shaqo oo si joogto ah ugu socota weli.

Mushkiladda maanta taagani waxay tahay Somaliland iyadaa isku maqan soomaalidii kalena iyaday ku maqantay sidaas awgeed waxa habboon in Wada shaqaynta iyo Wada noolaanshaha la ilaaliyo oo qaranimada la fahmo, Ciddii qof nacdaaba haday qaranimada dhaawacdo la Wada noolaanmaayo taasina dan innooma aha ee hallaga waantoobo.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.