Wasiirada Maaliyada ee Somalia,Djibouti & Agasimaha Horumarinta Bariga Africa oo kala saxeexday Heshiiska Dhismaha waddo isku xidhi doonta Lawyacade & Boorama

Wasiirada Maaliyada ee Somalia,Djibouti iyo Agasimaha horumarinta Bariga Africa ayaa kala saxextay wajigii koowaad ee wada isku xidhi doonta Lawyacade iyo Borama oo dhawan la bilaabi doono.