Wasiirka Arimaha debeda & Gaashaandhiga Maraykanka oo Kulan-doceed kula yeeshay Washington Madaxweynayasha Somalia & Jabuuti

Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Ismaacil Cumar geelle oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku saabsan xasilloonida Gobolka iyo isku xidhka arrimaha gargaarka binu aadantinimada la qaatay Xoghayeyaasha Arrimaha Difaaca iyo Dibadda ee dalka Maraykanka.