






Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa Guddida Nabad Gelyada Gobolka Sanaag kulan kula qaatay xarunta maamulka gobolka Sanaag .
Kulankaas oo goob joog ka ahaa badhasaabka gobolka Sanaag Taliya Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland madaxda iyo saraakiisha gobolka shirkasi oo lagaga hadlay xaaladda nabad galyada gobolka ayaa xukuumadu waxay soo saartay in gabi ahaanba la joojiyey isu socodka Gaadiidka laga bilaabo 6-da fiidnimo .






