
Egyptian Foreign Minister Badr Abdelatty speaks during a press conference with his Turkish counterpart Hakan Fidan, at Tahrir Palace in Cairo, Egypt, Monday, Aug. 5, 2024. (AP Photo/Tarek Wajeh)
Wuxuu sheegay inuu “aad uga walaacsan yahay” in mowjad cusub oo sii xumaynaysa dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ay noqon karto mid aad uga sii ba’an, isla markaana yeelan karta cawaaqib xumo weyn.
Hadalkan ayuu ka jeediyay shir madaxeedka amniga ee “Wadahadalka Manama” oo ka dhacaya dalka Baxreyn.
Sidoo kale, Mohammad Akraminia oo ah afhayeenka ciidamada Iiraan ayaa ka hadlay suurtagalnimada in Mareykanku uu mar kale weerar ku qaado Iiraan, wuxuuna yiri: “Haddii weerarkani dhaco, juqraafiyadda dagaalku way ballaaran doontaa.”





