Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan bakaal, ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Boqortooyadda Ingiriisku ay ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Ilyas Malek, kulankaas oo daarranaa isbarasho iyo sii xoojinta xidhiidhka soo jireenka ah ee labada wadan.
Kulankaas waxa Wasiirka ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah