Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysoga Iyo Khayraadka Badda JSL Muddane Cali Jaamac Faarax Buureed ayaa maanta kullan Balaadhan La qaatay masuuliyiinta Sar Sare Ee Haayada FAO Kullan kan Oo Lagaga Wada Hadlay Sidii Loo Horumarin lahaa Kalluumaysatada Dalka .
Wasiirka Wasaarada kalluumaysiga ayaa Haayada FOA kala Wareegay Gaadhi Nooca Waawayn Ee Kalluunka U Kala Gobolada.