Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo uu weheliyay Agaasimaha Guud ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Madaxa xafiiska Haayada CARE INTERNATIONAL oo ay weheliyaan hawl wadeenada xafiiska Hargeysa.

Intii kulanku socday waxay labada dhinac ka wada hadleen sidii lasyku waafajin lahaa mashaariicda Horumarineed ay ay CARE ka fulinayso wadanka iyo Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 3aad.