“Qolada aanu tolka nahay waxaan leeyahay Cabdiraxmaan Cirro aad ayaad ula jeceshihiin in uu madaxwayne noqdo,
Laakiin waxaa hadda la soo gaadhay xiligii somaliland la jeclayde taa hala ogaado”.
Ayuu yidhi Laabsaalax, oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland.
May be an image of 1 person