Arinta Laascaanood in Geedka nabad la wada fadhiisto uma baahna in shuruud lagu xidho dhaqankeena iyo diinteena Islaamku-ba sidey dhigayso .
Xeerka Caasimadu ee diyaarintiisu socoto waxaa ku qoran in wiil reer Laascaanood ahi Maayar Hargeysa ka noqon karo hadii uu kartideeda la yimaado .
Waxaanu diyaarineynaa in xaafad ka tirsan Hargeysa loo bixiyo SOOL , nasiib daro rag-na Hargeysa reer sool ha ka soo guuraan ayay leeyihiin …”
Maayarka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sidan hada yidhi .