WAXAYNU JOOGNAA WAQTIGII LA BAADHILAHAA HIDDASIDAHOODA TAFIIRTII DHIIGYO CABYADA.

Dadka soomaalida oo dhaqanka musllimada ku adag oo uu dilka iyo dhacu xaaraan ka yahay ayaa waxa soomaray talisyo dhiigyocab aha oo aan ka soo qaadanayo kii ina Cabdille Xasan iyo Siyaad Barre.

Iyadoo ay jiraan qaar kale labadaas mujrim waxay ahaayeen kuwo daadiyay dhiiggii ugu badnaa ee Soomaaliyeed si xaqdarro iyo jees jees ah ula kac. Dadka noocaas ahi wixii ay geysteen isirkoodu wuxuu qabaa inay sax ahaayeen rag fiican.

Markii aan dersay faacaayilkooda iyo doodahooda waa qaar aanay damqin xitaa wadaaddadii sinnaanta ragga iyo dumarka ka hadlay ee uu toogtay mujrimkii Siyaad Barre.

Waxa iisoo baxday daraasad dheer inay hiddahooda ku jirto HORORNIMADU Waayo xitaa kuwii caalamka xorta ahi uu martigeliyay waakuwaas dilka iyo dhaca qurbihii ku madoobeeyay sharaftii Soomaalida sida Ameerika oo ay gubeen magacii ummadda haddaba waxa habboon in daraasad cilmiyaysan oo isirkooda maskaxda lagu ogaanayo in lagu sameeyo qaar ka mida tafiirtooda si looga feejignaado dhibaatooyinkooda.

MAHADSANID
CABDI BACAW
GUUL ALLE
LONDON.