Guddoomiye Khaliif ayaa sidan yidhi
“Waxaan Safar ku tagay magaalada Buuhoodle oo ka mid ah magaalooyinka aan deegaanka u ahay, waxaanu iska xaal waraysanay odeyaasha dhaqanka xaalada lagu jiro.
Bulshada reer Buuhoodle waxaan uga mahadcelinayaa sida ay marwalba isugu duuban yihiin, ayna uga goan tahay midnimada bulshada degaankan”